Mareykanka & M/Yurub oo bogaadin u jeediyey Galmudug, Hirshabelle iyo Rooble

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa ammaantay madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle inay kasoo horjeesteen muddo korodhsiga, ayna ku taageerene heshiiskii 17-kii September. Maamul goboleedyada HirShabeelle iyo Galmudug ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan wax muddo kordhin ah oo loo sameeyo hay’adaha dowladda federaalka. Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen labada maamul ayey ku yiraahdeen … Continue reading Mareykanka & M/Yurub oo bogaadin u jeediyey Galmudug, Hirshabelle iyo Rooble